Saalim Siciid Saalim
Qoraa

Saalim Siciid Saalim

1 maqaal

Saalim Siciid Saalim waa Agaasimaha Fulinta ee machadka cilmi-baarista ee SIDRA Institute (Somali Institute for Development Research and Analysis), waana aqoonyahan ku xeeldheer arrimaha sharciga, naqshadaynta siyaasadaha guud, iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu haystaa shahaadooyin Master ah oo dhinaca Sharciga (L.L.M) iyo Qorsheynta Waxbarashada ah, isagoo horey u ahaa Hormuudka Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda Puntland State University (PSU). Saalim wuxuu hoggaamiyaa daraasado cilmiyeed oo saameyn sare leh, wuxuuna si firfircoon uga qaybqaataa doodaha ku saabsan dib-u-dhiska sharciga, hannaanka doorashooyinka, iyo mashaariicda horumarineed ee heer qaran.