
Maqaalo
YAA HORTAAGAN DAWLADNIMO KA HANA-QAADDA DHUL-UDUG (PUNTLAND) Qaybta 1-aad
Maxamed Yuusuf Cali28 August 2026

1 maqaal
waa aqoonyahan, sharci-yaqaan, iyo siyaasi Soomaaliyeed oo miisaan weyn ku leh difaacidda garsoorka iyo sarreynta sharciga, isagoo haysta shahaadada Master of Laws (LLM) ee Sharciga Caalamiga ah iyo Xuquuqul Insaanka, isla markaana ah xubin aasaase ka ah Jaamacadda Boosaaso. Waxa uu caan ku yahay inuu ahaa Aasaasihii iyo Difaacihii ugu horreeyay ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland (2014–2020), halkaas oo uu ka noqday codka dadka nugul, isagoo muujiyay dhiirrasho siyaasadeed iyo adkaysi uu ku ilaalinayo madax-bannaanida hay'adaha dastuuriga ah iyo xuquuqda muwaadiniinta xilli kasta.
