Maxamuud Ciyoon
Qoraa

Maxamuud Ciyoon

1 maqaal

Maxamuud Ciyoon Ismaaciil waa siyaasi iyo aqoonyahan caan ka ah masraxa siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan maamulka Puntland, isagoo si weyn ugu adag qaddiyadda midnimada iyo difaaca gobolka Sanaag. Wuxuu door muhiim ah ka qaatay dib-u-yagleelidda waxbarashada gobolkaas burburkii ka dib, wuxuuna markii dambe soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Sanaag iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Puntland.