

Qoraa
Maxamuud Bashiir Jaamac
1 maqaal
Maxamuud Bashiir Jaamac (Maaweel) Sharci-yaqaanno da'yar iyo arday barta cilmiga Sharciga (Law) ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu u taagan yahay barashada qaanuunka, xoojinta caddaaladda, iyo u qareemidda xuquuqda bulshada.

