
Faalooyin
Saamaynta Taban ee Isticmaalka Shabakadaha Bulshada ku Leeyihiin Guusha Waxbarashada Ardayda
Fawsiyo Cabdullahi Cilmi25 September 2025

1 maqaal
Fawsiyo Cabdullahi Cilmi waa aqoonyahanad iyo masuul sare oo taariikhda Puntland baal dahab ah ka gashay, iyada oo noqotay gabadhii ugu horreysay ee loo magacaabo Guddoomiye ku-xigeenka Akaadimiga ee Jaamacadda Boosaaso (faraca Garowe). Waxay si weyn ugu caanbaxday hoggaaminta iyo tayaynta waxbarashada sare, dhiirigelinta dhalinyarada, iyo qabanqaabada barnaamijyada bulshada iyo dhaqanka ee kor u qaada garaadka ardayda Soomaaliyeed. Fawsiyo waxay astaan u tahay dadaalka iyo guusha haweenka Soomaaliyeed ee dhanka maamulka sare iyo aqoonta.
