

Qoraa
Eng. Xudayfi Maxamed Cali
1 maqaal
Abdikani M. Ali waa agaasime, maareeye guud (CEO) ee Dookh Press, iyo sarkaalka sare (Officer) ka tirsan xarunta maareynta xogta ee Puntland Information Management Center (IMC). Waxa uu leeyahay aqoon iyo xirfad sareeya oo isugu jira labo shahaado oo Master ah (M.Sc. of ICT iyo M.Sc. Islamic Studies), isagoo sidoo kale ah khabiir dhanka IT-ga, dhisaha boggaga internet-ka (Web Developer), iyo nashqadeeyaha UI/UX. Abdikani waa hoggaamiye iyo mid kamid ah haldoorka dhalinyarada ee Puntland iyo guud ahaan Soomaaliyaba, waxaana lagu tilmaamaa aqoon-yahan iskuxiray tignoolajiyada casriga ah iyo maamulka xogta.

