Eng. Abshir Siciid Axmed (Abshir Raabi)
Qoraa

Eng. Abshir Siciid Axmed (Abshir Raabi)

1 maqaal

Eng. Abshir Siciid Axmed (Abshir Raabi) waa aqoonyahan, falanqeeye siyaasadeed, iyo qoraa dowladda Puntland. Wuxuu si joogto ah u falanqeeyaa arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan siyaasadda, koboca dhaqaalaha, iyo xasiloonida maamul goboleedka Puntland