
Faalooyin
Ka Qaybgalka Gabdhaha Caafimaadka Bartay ee Kuraasta Go’aaminta
Dr. Najma Cabdirisaaq16 August 2025

1 maqaal
Dr. Najma Cabdirisaaq Xuseen waa aqoonyahanad iyo dhakhtarad caan ku ah hoggaaminta waxbarashada caafimaadka ee Soomaaliya, waxayna hadda u adeegtaa Guddoomiyaha Guud (Rector) ee Jaamacadda Sayniska Caafimaadka (UOHS) ee magaalada Boosaaso. Waxay door muhiim ah ka ciyaartaa horumarinta cilmi-baarista caafimaadka, kobcinta tayada umulisooyinka, iyo xoojinta kaalinta haweenka ee qaybta caafimaadka dadweynaha. Sidoo kale, Dr. Najma waxay si firfircoon uga qaybgashaa madasha aqooneed iyo shirarka siyaasad-dejinta ee looga hadlo dib-u-habaynta waxbarashada sare iyo nidaamka caafimaadka dalka.
