

Qoraa
Cabdullahi M. Cawsey
1 maqaal
Cabdullahi Maxamed Adan (Cawsey) waa aqoonyahan, qoraa, iyo khabiir ku takhakhusay cilmiga nafsiga iyo caafimaadka dhimirka, isagoo ah la-asaasaha xarunta la-talinta ee Primesom Counselling Services ee magaalada Garoowe. Waxa uu caan ku yahay u-doodista iyo wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed ee ku aaddan arrimaha maskaxda iyo falanqaynta saamaynta nafsadeed ee ay colaadaha iyo baraha bulshadu ku yeeshaan dadka.

