Burhaan Cali Jaamac
Qoraa

Burhaan Cali Jaamac

1 maqaal

Burhaan Cali Jaamac "Baj" waa aqoonyahan, falanqeeye siyaasadeed, iyo xubin firfircoon. Wuxuu inta badan faallooyin iyo aragtiyo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed iyo bulsho ee dalka, gaar ahaan arrimaha khuseeya deegaannada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, ku baahiyaa baraha bulshada iyo Madalaha Cilmi baarista.